berberatoday.com
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif Oo Sheegay In Magaalada Muqdisho Ay Al Shabaab Ka Taliso.“
February 3, 2020 - Written by Berbera Today

“Shabaab Iyada Ayaa Magaalada Muqdisho Ka Talisa, Dawladu Kama Taliso”Sheekh Shariif.

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed oo ka hadlayay munaasibad ayaa ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee somaliya soo maray ilaa 1969 iyo maamuladii u kala dan beeyay.

Sidoo kale sheikh shariif ayaa hadalada xukuumada madaxwayne farmaajo ku tilmaamay kuwo faan iyo ka been sheegid maamul ah islamarkaana ku tilmaamay maamul aan waxba gacanta ugu jirin

Dhanka kale sheikh shariif ayaa ka markhaati furay in magaalo madaxda muqdisho ay maamulaan ururka alshabaab awaamiirtooduna ka shaqayso balse xukuumadu magac uyaal aan waxba gacanta ugu jirin tahay

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews