berberatoday.com
Shirkadda HEMA BOOKS Oo Xarun Cusub Ka Furatay Xaafadda Jigjiga-yar Ee Hargeysa
February 3, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda gacanta ku haysa daabacaadda iyo qaybinta Buugaagta Manhajka waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland, iibisana agabka kala duwan ee waxbarashada ee HEMA Books, ayaa Xarun cusub ka furatay Xaafadda Jigjiga yar oo ka tirsan degmada Ibraahin Kood-buur ee magaalada Hargeysa.

Shirkadda HEMA Books oo si xawli ah xarumeheedu ugu fidayaan magaalooyinka gobollada iyo degmooyinka Somaliland, ayaa sii wadda is-ballaadhinta, si ay adeegyadoodu ugu fududaadaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ee u baahan buugaagta Manaahijta iyo agabka kala duwan ee waxbarasho ee ay Shirkaddu iibiso.

Haddaba, Warkan furitaanka Xarunta cusub ee Shirkadda HEMA BOOKS ay ka furatay Xaafadda Jigjiga-yar iyo Masuulka Shirkadda u hadlay hadalladiisaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

https://youtu.be/iqZCENTtxrk

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews