berberatoday.com
7 Ruux Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Kadhacay Wada Burco Inta Udhaxaysa Galoolay Iyo Karaksharka
February 4, 2020 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Alle Ha unaxariistee 7 qof ayaa ku Geeryooday Shilka Gaadhi Nooca Noohada loo yaqaan ah oo ku Dhacay Degaanka Karasharka ee udhaxeeya Burco iyo Degmada Sheekh.

Cisbitaalka wayn ee Burco ayaa lasoo Gaadhsiiyay Qaar kamida Maydkii iyo Dhaawicii Shilkaasi Baabuur ka dhashay.

Dadka Gaadhigu La dhacay ayaa dhamantood kasoo jeeda Deegaanka Buuhoodle ee Gobolka Togdheer waxaanay safarkoodu kusii jeeday Buuhoodle iyaga oo la sheegay inay ka soo kicitimeen Caasimada Hargeysa.

 

Dadka shilkan Ku dhintay oo isugu jira rag iyo haween wada saarnaa Gaadhiga Noohada ah ayaa waxa la sheegay inay kujiraan Hooyo iyo laba Gabdhood ay dhashay allah Ha Unaxariistee

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews