“Ma jirto Meel Ay Ku Qoran Tahay In Wadanka Hal- Qoomiyad Oo Kaliya Siyaasi U Tahay”Madaxwayne Mustafe Cagjar.
February 4, 2020 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar) ayaa sheegay in wadanka ismaamulka somalida aanu ahayn mid qoomiyad kali ahi siyaasadiisa jaan goyso balse uu yahay dal lawada leeyahay oo u baahan in taladiisa lagu go,aamiyo miis loo dhan yahay.
