berberatoday.com
Dad Aroos Usocday Oo Ay Miino Kula Qaraxday Qobolka Jubbada Hoose
February 4, 2020 - Written by Berbera Today

Dhoobley(Berberatoday.com)-Inta la xaqiijiyay Afar ruux ayaa ku dhimtay Lix kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kaddib markii miino ku qarxday gaadhi ay la socdeen xili marayeen waddada isku xidha degmooyinka Afmadow iyo Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay  ayaa la sheegay in dhamaantood ay ahaayeen dad rayid ah oo xiligaa ku sii jeeday xaflad Aroos.

Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay mas’uuliyada weerarkan, inkastoo  deegaanka uu qaraxu ka dhacay la ogyahay inay si xooggan uga hawlgalaan ururka Al-Shabaab.

Babauurka ayaa la sheegay in uu ahaa nooca Noohada, waxaana la sheegay guud ahana inay saarnaayeen shan qof.

Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka mid ah deegaannada ay inta badan dirirtu ku dhaxmarto ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab iyadoo jidadka isku xidha degmooyinka gobolka lagu aaso walxaha qarxa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews