Madaxweynihii Hore Ee Kenya Danial Arab Moi Oo Nairobi Ku Geeriyooday Iyo Taariikhdiisa
February 4, 2020 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arab Moi ayaa geeriyooday, ka dib muddooyinkii danbe xanuun asiibay ujiifay waxaana ku dhawaaqay Geerida Madaxweyne Moi Madaxweynaha hadda ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Daniel Moi oo ahaa Madaxwaynihii labaad ee Kenya ayaa jiray 96 sano hadda waxaanu dalka Kenya soo xukumaayay mudo 24 sanadooda.
Xalay ayuu ku geeriyooday Cuspitaal ku yaalla Nairobi oo lagu daweynayay
Halkan Hoose Ka Dhagayso Barnaamij Taariikha Danial Arab Moi kusaabsan oo Idaacada BBc-da Lanteeda Afsomaligu Ka Diyaarisay