“Anigu Isma Casilayo Lacagina Xilka Aan Qaranka Uhayo Ee Lay Dhaariyay Ma Goyso”Gudoomiyaha Komishanka Lagu Muransanyahay Cabdirashiid Riyo Raac”Daawo Muuqal
February 5, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Komishanka Lagu muransanyahay ee doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac oo dalka debediisa kasoo laabtay galabta ayaa mar uu uwaramaayay Tv-ga Sahan waxa uu sheegay inaanu iscasilayn lacag uu qaadanayo uu xilkaas kaga tagayaana aanay jirin ee shaqadiisa sii wadan doono.