Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska.
February 5, 2020 - Written by Berbera Today
Bristol(Berberatoday.com)–Wafti Balaadhan oo ka socda xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka ingiriiska.

