Daawo Muuqalka”Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Soo Noolayn Lahaa Taariikhdii Daraawiishta Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
February 6, 2020 - Written by Berbera Today
“Waxaanu Doonaynaa In Somaliland Laga Xuso Taariikhdii Daraawiishta, Si loo Mideeyo Taariikh Umada Somaliland Wada Leedahay”Wasiir Koore.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan lagu lafo Gurayay sidii loo soo noolayn lahaa Taarikhdii Daraawiishta ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.
