Daawo Muuqalka”Haweenay Hore Uga Ganacsan Jirtay Jaadka Oo Hada Meherado Ganacsi Oo Cusub Ka Hirgalisay Magaalada Hargaysa.
February 8, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyo Hinda Aadan Ciise oo Hore Uga Ganacsan Jirtay jaadka Balse masaajidka Cali Mataan looga duceeyay sidii ay shaqo dhaanta ta jaadka uheli lahayd ayaa ka warbixisay Ganacsi Cusub oo ay hirgalisay magaalada hargaysa kuwaasi oo ay ku dabarto Nolosha Qoyskeeda .
