“Marka Uu Leeyahay Cabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo, Waa Ayo Cida Uu Ushaqaynayaa”Siyaasi Muxiyadiin. G
February 8, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo kamid aqoonyahan usharaxan doorashado golaha wakiilada ee wakhtigii ay qabsoomi lahayd wali lagu muransan yahay ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan xubnaha komishanka oo aan wali fulin iscasilaadii laga sugayay.
