Aabihii Maayarka Borama Dulmiga Kula Kacay Oo Dib Uhelay Mushaharkiisii!
February 10, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Aabo Maxamed Cabdi xaashi diini oo dhwaan warbaahinta ka shaaciyay dulmi iyo tacadi baahsan oo maayarka magaalada boorama kula kacay ayaa dib uhelay xaqiisii kadib markii shacabka reer boorama ka damqadeen falka lagula kacay