berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ilyaas Aadan Oo Ah Aabaha Dhalay Marxuumad Caasho Ilyaas Oo Ka Hadlay Sababta Loo Reebay Danbiilihii Sadexaad Ee Dilka Loogu Fulin Waayay
February 11, 2020 - Written by Berbera Today

Bosaso(Berberatoday.com)-Abbaha dhalay gabadhii yareyd ee Caa’isha, oo warbaahinta la hadlay kadib markii saaka la qisaasay laba kamid ah saddexdii xukmane ee Kiiskaasi, ayaa ka warbixiyay sababta loo reebay xukmanihii saddexaad.

Ilyaas Aaden, ayaa sheegay in xukmanaha la dib dhigay qisaastiisa uu yahay dambiile, balse mudda  10 cisha ah dib loo dhigay kiiskiisa, si baaritaan iyo hubin loogu sameeyo.

Sidoo kale, Ilyaas wuxuu sheegay in isagu codsaday dib u dhigista xukmane Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, ee aysan jirin go’aan maxkamadeed oo dib loogu dhigay kiiskiisa.

Oday Ilyaas, ayaa intaasi raaciyay, in uu saaka goob-joog ahaa fagaarihii lagu toogtay labada xukmane, isagoo xusay xukunka qisaasta ay qoyskiisu fuliyeen, islamarkaana uu shakhsiyan hubin ku sameeyay maydadkooda.

Hadalkaas ayuu Ilyaas Aaden jeediyay saacad kadib markii xukunka qisaasta ah lagu fuliyay Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige.

 Labada marxuum ayaa lagu toogtay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso, waxaase mudda 10 cisha ah kiiskiisa dib loo dhigay Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews