Daawo Muuqalka”Turkiga Oo Lagu Qabtay Wiil Somaliya Oo Gabadh Isu Eekeysiiyay Si Uu Dalka Uk Ugu Dhoofo Iyo Xeelada Uu Adeegsanaayay Oo Aheyd Passportka Walaashiis
February 15, 2020 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Wiilkan Somaliga Ah Oo Lagu Magacaabo Ibraahim Bashiir Ayaa Damacsanaa Inuu Passportka Walaashiis Sahra Bashiir Waxaana Qabtay Booliska Dalka Turkiga Ee madaarka Diyaaradaha Ankara Passportka Walaashiisana Waxa Uu Ahaa British
https://youtu.be/5T0VE4GSHYM?t=6
Berberatoday.com