berberatoday.com
Buuhoodle Oo Xaalad Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Laga Dareemayo Iyo Ciidamo Qaranka Somaliland Katirsan Oo Ku Ruqaansaday Caroweyn
February 18, 2020 - Written by Berbera Today

Warbixin Xaalada Buuhoodle.

Wararka naga soo gaadhay Deegaanka yeyle ee Gobolka sool ayaa sheegaya in Halkaasi ay soo gaadheen Ciidamo katiran somaliland oo ka Amar Qaatay Taliye Mahad Canbaaye Waxaana Wararku ay sheegaan in ku soo Jeedaan Deegaanka Carawayn ee Gobolka Cayn.

Deegaanka Carawayn ayaa haatan Waxaa ku Wada sugan Ciidamo ka Amar Qaata Somaliland oo Deegaanka ka soo jeeda oo horay ugu sugnaa iyo Ciidamada ssc oo Halkaasi Gaadhay Labo Maalin ka hor Waxaana Halkaasi haatan ku Qul Qulaya Ciidamada ssc.

Qof ku sugan Deegaanka Carawayn oo Diiday inaan Magaciisa Isticmaalo ayaana ii sheegay ib Labada Ciidan ku kala sugan yihiin labada kaantarool Xaaladuna tahay Mid Ciidan.

Dhinaca Buuhoodle.

Ciidamada Somaliland ee Ku sugan Buuhoodle oo Ku Hubaysan Gaadiid Dagaal ayaa Goor dhawayd Dhaq dhaqaayo Ciidan Buuhoodle Ka Bilaabay Waxaana Ciidamo farabadan oo Gaadiid dagaal Wata ay ka Baxeen Buuhoodle” Saraakiisha oo aan la hadlay ayaana Ka Gaabsaday inay Warbaahinta u sheegaan Halka ay ku sii jeedaan ciidankoodu.

Waxgaradka oo Dhinacooda hadlay.

Cuqaal iyo Waxgarad dhinacooda Hadlay ayaa ku Baaqay in Deegaanku Nabad u Baahan yahay Waxayna Fariin u Direen Faysal falaalug inuu Isaga baxo Buuhoodle oo xiligan aan Colaad looga baahnahay.

Waxgaradka ayaana sheegay in Deegaanka aanay ka ogolaandooni Wax jabhad ah iyo in Dib loo soo celiyo Magacii ssc oo Dadka lagu Kiciyo.

MADAX KA Gobolka Cayn iyo kan Degmada ee puntland oo Hada La soo dhaweeye oo garowe Ka Yimid.

Gudoomiyaha Gobolka Cayn Guuleed sanwayne iyo Maayarka degmada oo garowe safar ugu Maqnaa hada Buuhoodle Lagu soo dhaweeye waxayna canbaareeyeen Duulaanka somaliland ku soo Qaaday Qaybo Kamid ah Buuhoodle Waxayna ku Baaqeen in la isdifaaco.

La socoda Wararka oo Muuqaal ah.

 

Cali Dhagjar Buuhoodle

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews