Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Kufsi Iyo Dil Ugeystay Gabadh Yar Gobolka Awdal
February 18, 2020 - Written by Berbera Today
Awdal(Berberatoday.com)-Booliiska Somaliland ayaa manta ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan eedeysane dembi kufsi iyo dil u geystay gabadh da’deeda ahayd 15 jir, deegaanka Lughaye Ee gobolka Awdal.
