berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Cida Ku Halaynin Ilaalinta Qarannimadooda!
February 18, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug oo kamid Ah Shakhsiyaad rug cadaaga ah ee mudada dheer kusoo jiray siyaasada somalida kana mid ahaa xildhibaanadii 1969 laga doortay hargaysa ayaa si kulul uga hadlay damaca madaxwaynaha maamulka muqdisho iyo qorshaha uu ku doonayay in uu ku imaado hargaysa oo ay ku nool yihiin dadkii ay xasuuqday dawladii siyaad bare  islamarkaana aanay jirin sobob uu u imaado iyadoo uu tahli kari waayay in uu koonfur dawladiisu gaadho.

Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Gaax nuug ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in aanay cidna ku halaynin ilaalinta gobonimadooda iyo madaxbanaanida Somaliland.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews