berberatoday.com
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax.
February 18, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Madawaynaha dalka jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa qasriga madaxtooyada dalka jabuuti ku qaabilay Orodyahanka caanka ee U orda Boqortooyada Dalka Ingiriiska Mo faarax oo socdaal ku jooga dalka jabuuti.

Madaxwayne geele ayaa sheegay in orodyahan MO FAARAX Dhalasho ahaan kasoo jeedo dalka Jabuuti.

Orodyahan Mo Faarax ayaa dareen celiyay soodhawynta madaxwayne geele isagoo sheegay in aad ugu faraxsan yahay imaatika dalka jabuuti.

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews