Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Soo Bandhigay Khariirad Halis Ku Ah Somaliland!
February 18, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com0-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa barta uu kuleeyahay twiter ku baahiyay khariirad daeeno kala duwan abuurtay taasi oo gabi ahaanba meesha ka saartay gayiga Somaliland taasi oo muujisanay khariirada uu Raysal wasaare Abiy Baahiyay sheegaysa xuduudaha dalka itoobiya iyo sida uu Somaliland dhulkeeda ugu darsaday’

