berberatoday.com
Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliya Oo farmaajo Ku Eedeeyay In Agtiisa Ay fadhiyaa Kuwii Xasuuqa Shacabkka Somaliland Ugaystay.
February 18, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo katirsan baarlamaanka Somaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhawaan uu madaxwayne farmaajo ku sheegay in uu raali galin ka bixinayo dabiyadii dawladii siyaad bare ka gashay shacabka somaliland

Xildhibaanka ayaa madaxwayne farmaajo ku eedeeyay in uu gudida wada hadalada somaliland iyo somaliya ku dary kuwii gaystay xasuuqa shacabka somaliland hadalkiisuna uu yahay mid aan dhab ahaynd

Sidoo kale xildhibaanka ayaa wasiir maareeye ugu baaqay in uu raali galin ka bixiyay hadalkii uu somaliland kaga hadlayay islamarkaanu aanu jirin cid maareeye fikirkaa ku matalo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Xildhibaankan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews