Cabdiraxmaan Ciro Oo Gudoomiye Cusub Usoo Magacaabay Gobolka Saaxil
February 19, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro ayaa Gudoomiyaha Xisbigiisa usoo Magacaabay Maxamed Aadan Jirde oo Xisbigaas mudo dheer katirsanaa.