berberatoday.com
Wafti Wasiirka Maaliyada Itoobiya Hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Casimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda+Shir Albaabadu Uxidhan Yihiin Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
February 19, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti balaadhan oo ka socda dawlada fadaraalka itoobiya ayaa maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal,

Waftigan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka wasaarada maaliyada Axmed Shide ,wasiirul dawlaha wasaarada arimaha arimaha dibada iyo masuuliyiin kale .

Ujeedada waftiga ka socda dalka itoobiya ayaa lagu sheegay in tahay ugogol xaadhka wafti uu raysal wasaare abiy  korkacayo oo dhawaan la filayo in ay hargaysa soo gaadhaan

Sidoo kale xogaha laga helay safarka waftiga ka socda itoobiya  ayaa tibaaxaya in ay daba socoto Safarkii madaxwaynaha Somaliland ku tagay itoobiya islamarkaana uu martiqaad  ugu fidiyay raysal wasaaraha itoobiya iyo madaxwaynaha somaliya in ay hargaysa yimaadaan balse wararku sheegeen in wakhtigan madaxwayne biixi ka noqday martiqaadkaa kacdoon kaga shacabka awgii, wallow aan la sheegay xaqiiqada rasmiga ee keentay in madaxwayne biixi ka laabto marti qaad uu bixiyay.

Waftigan ka socda dalka itoobiya ayaa qasriga madaxtooyada Somaliland kulan kula leh madaxwayne biixi kaasi oo alaabadu uxidhan yihiin islamarkaana laga hor joogsaday wasiiro xukuumada ka tirsan oo isku dayay in ay galaan qasriga madaxtooyada .

Wixii faah faahin ee kasoo kordha waftiga ka socda iyo itoobiya iyo arimaha ay wada hadleen madaxwayne biixi kala soco wararkeena danbe.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews