berberatoday.com
Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Wakhtiga Ay Bilaabantay Khatarta Somaliland Ay Ku Hayso Somaliya!
February 20, 2020 - Written by Berbera Today

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid Ahaa Saraakiishii Ururkii SNM Ee Xoraysay Gayiga somaliland Islamarkaana Xilal kala Duwan kasoo qabtay Xukuumadihii Marxuum Cigaal iyo Daahir Riyaale ayaa ka hadlay xaalada somaliland iyo wakhigii ay bilaaban tahay in khatarta xiligan taagan ee ay somaliya ku hayso somaliland Taasi oo uu ku sheegay  in ay ahayd Markii Xukuumadi Axmed Siilaanyo laashay xeerkii xakamaynayay in somaliland iyo siyaasiyiinteedu la kulmaan madaxda somaliya.

Sidoo kale siyaasi Cabdilaahi dirawal ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay haayadaha caalamiga ahi ula dhaqmaan somaliland in ay Qayb ka tahay in maanta la yidhaa madaxwayne farmaajo ayaa Hargaysa Imanaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews