Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Ka Hadlay Dagaal La Sheegay Inuu Wasiir Koore Dhex Maray
February 21, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta jsl ayaa ka hadlay khilaaf udhexeeyay wasiirka warfaafinta oo la sheegay in uu gaadhay gacan ka hadal