Daawo Muuqalka”Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Shakhsiyaad Kamid Ah La Taliyayaasha farmaajo Oo Qayb Ka Ahaa Xasuuqii Loo Gaystay Shacabka Somaliland.
February 22, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in maxkamad lasoo taago shakhsiyaad madaxwayne farmaajo taliyayaal u ah oo qayb ka ahaa xasuuqii loo gaystay shacabka somaliland
Sidoo kale ex madaxwayne Xasan Sheikh ayaa ka markhaati kacay in dawladii siyaad bare ay shacabka reer somaliland ku weerartay diyaaradihii somaliya kuwaasi oo maalin walba lasoo qodo xabaal wadareedyo ay Ku jiraan shacabkii ay sida Arxandarada u xasuuqday isagoo ku baaqay in laga garaabo falalka noocaas ah ee dawladii siyaad bare ugaysatay shacab aan waxba galabsan.