berberatoday.com
Fanaanada Shamis Qardo Jeex Oo Kabaha La Dulmartay Cabdiraxmaan Guulwade, Maxamed Cabdi Yuusuf Iyo Farmaajo, Kuna Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago!
February 22, 2020 - Written by Berbera Today

Toronto(Berberatoday.com)-Fanaanada Shamis Qardo Jeex Oo Kamid Qurba Joog Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Canada, Kana mid ah Shakhsiyaadka sida wayn ugu ololeeya qadiyada Somaliland ayaa kabaha la dul martay farmaajo iyo xubno kamid hadhaagii siyaad bare ee xasuuqa shacabka reer somaliland gaystay oo Maalmihii udanbeeyay warbaahinta lasoo taagnaa hadalo naxli ah oo dib shacabka reer somaliland uxasuusiyay xasuuqii taliskii siyaad bare ugaystay,

Fanaanad Shamis Qardo Jeex ayaa shacabka somaliland ugu Baaqay In Ay fadhiga ka kacaan oo  Maxkamad Deg deg ah Lasoo Taago Cabdiraxmaan Guulwade, Maxamed Cabdi Yuusuf , Tuke Iyo Farmaajo oo iyagu Qirtay xasuuqii Ay Gaysteen Shacabka Somaliland.

Sidoo kale shamis  Qarda Jeex ayaa Eedihii ucuslaa ujeediyay Mareeye Xayir oo ay ku tilmaantay in uu yahay Daba Dhilif.

Dhanka kale marwo Shamis Qardo Jeex ayaa fariin udiray Xasan Sheekh Maxamuud Oo isagu si geesimo leh uga hadlay danbiyadii ay taliskii siyaad bare ka galeen shacabka somaliland Iyo beesha hawiye oo usoo jeedisay in ay villa somaliya kasoo saaraan Gacan ku Dhiiglayaasha farmaajo Hoosta Ku Haysto.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews