“WARJIRE BOOK ..Xog & Xusuusqor Afartan Sano {1976-2018 } : Waxaan Usoo Joogay , Arkay , Qoray, Oo Weriyay, Oo Kaydinaayay”Axmed Siciid Cige
February 24, 2020 - Written by Berbera Today
Axmed Siciid Cige Ayaa Kelmadan Kooban Ee Hoos Ku Qoran Ka Yidhi Buugiisa Warjire Xog Iyo Xasuus Qor Oo 28.02.2020 Maansoor Hutel Hargeysa Lagu Daahfuri Doono
“WARJIRE BOOK ..Xog & Xusuusqor Afartan Sano {1976-2018 } : waxaan u soo joogay , arkay , qoray , oo weriyay , oo kaydinaayay , oo hadda idinla wadaagayo .
wixii la qoraa quruuma hadha .
