berberatoday.com
Taliye Kuxigeenkii Hore Ee Ciidanka Booliska Jsl Marxuum Maxamed Shiil Oo Caawa Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
February 25, 2020 - Written by Berbera Today

Alle ha Unaxariistee Caawa Magaalada Hargaysa ku Geeriyooday Taliye kuxigeenkii  Hore Ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Shiil Dhidar.

Marxuum Mohammed shiil Dhidar Ayaa mudo dheer Ahaa taliye kuxigeenka ciidanka booliska Jamhuuriyada Somaliland Xukuumadihii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Daahir Riyaale isagoo  oo ka mid ahaa masuuliyiintii Aas aaska u dhigay ciidanka Booliska Somaliland.

Door muhiim ahna kasoo qaatay dib udhiskii Somaliland.

Waxaan ilaahay uga baryayaa marxuumka inuu u Danbi dhaafo Naxariistii janana ka waraabiyo.

Waxaanu ka tacsiyadaynayaa Marxuumka Maxamed Shiil guud ahaan shacabka Somaliland ,ciidanka booliska iyo Qoyskii, qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo.

Marxuumka ayaa maalinta bari lagu aasi doonaa magaalada hargaysa ,

Aamiin Aamiin Aamiin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews