Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Ismaaciil Bubaa Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Hadlay Ay kamid Yihiin muranka Doorashooyinka,Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
February 27, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland kana tirsan xisbiga wadani ayaa lalayeeshay waraysi xasaasiya kaasi oo uu kaga waramay xaalada dalka muranka xukuumada iyo xisbiyada mucaarid iyo somaliya ee safarkii farmaajo iyo damaca raysal-wasaare abbey.