Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Dhammaan Duulimaadyada Wadamada Coronavirus Ka Dilaacay.
February 27, 2020 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Imaaraadka Carabta Ayaa Hakiyey Dhamaan Duulimaadyada taga iyo kuwa ka yimaadan Iran ugu yaraan Todobaad, kadib markii caabuqa xanuunka coronavirus uu ku faafay dalal badan oo bariga dhexe ka tirsan oo ka yimid Dhinaca Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran.
