Boqolaal Muhaajiriin Ah Oo U Talaabay Dhanka Yurub Kadib Markii Turkigu Xuduudaha Furay.
February 28, 2020 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Boqolaal kamid ah muhaajiriinta ku dhaqanka dalka turkiga ayaa utalaabay dhinaca qaarada yurub kadib markii dalka turkigu fasaxay xuduudaha uu la leeyahay qaarada yurub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan