berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Gudida Fulinta Xisbiga Waddani Usoo Jeediyay Ashax Marin Lagu Sameeyo Duur Iyo Xildhibaan Buubaa Iyo Xubno Gudida Katirsan Oo Ka Gaws Adaygay
March 1, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta shirkii guddida fulinta ee xisbigiisa u soo jeediyay in laga tashado Anshax marin lagu sameeyo siyaasiyiinta kala ah xildhibaan Ibraahim Mahdu Buubaa iyo Maxamed Carraale Duur.

Inkasta oo la sheegay in aan guddida fulinta Waddani cod rasmiya qaadin haddana xubno ka tirsan guddida ayaa markiiba ka hor yimi aragtida guddoomiyaha taas oo keentay in layska dhaafo soo jeedinta Cabdiraxmaan Cirro.

Cirro, ayaa doonayay in xubnahan lagu sameeyo Anshax marin kadib markii dhawaan ay madaxweyne Biixi, ku taageereen furitaanka Ururada siyaasadda.

 

 

 

Xasan Galaydh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews