Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Tukaraq Iyo Kuwa Puntland Oo Madaafiic Isku Tuur Tuuray
March 1, 2020 - Written by Berbera Today
Tukaraq(Berberatoday.com)-Xaalada Tukaraq Labada Ciidan Ee S/land & Puntland Oo Isku Tuur Tuuray Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.
Warar Hordhac ah oo laga helayo Deegaanka Tukaraq ayaa Sheegaya inuu Jiro Dhaqdhaqaaq Ciidan oo labada dhinac Kaas oo Saaka Galinkii hore ay Ciidamadu is waydaarsadeen Hubka Culus.
Halkan Ka Daawo.