Dawlada Kenya Oo Jawaab Ka Bixisay Eedaymo Kaga Yimid Somaliya Iyo Xiisad Cusub oo Ka Dhex Qaraxday.
March 2, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada ee dawlada Kenya ayaa jawaab kulul kabixisay eedaymo ay usoo jeedisay dawlada somaliya iyo xiisad cakiran oo ka dhex aloosan labadan dal