Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Mooshin Lagu Soo Buuxinayo Boosas Ay Baneeyeen Xildhibaano Geeriyooday.
March 2, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta fadhigoodii ku ansixiyay mooshin lagu soo buuxiyana boosaskii ay baneeyeen xildhibaano hore golaha uga geeriyooday kuwaasi oo mudo banaanaa.