Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Ismaaciil Bubaa Iyo Aragtidiisa Gooni Isku Taaga Somaliland!
March 2, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa lalayeshay waraysi dhinacyo Badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay xaalada guud ee somaliland iyo isbadalka siyaasada Geeska Africa.
Sidoo Kale Prof Ismaaciil Bubaa ayaa ka hadlay muranka xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumada somaliland ee qabsoomida doorashooyinka
Dhanka kale Prof ismaaciil Hure Buubaa ayaa soo bandhigay aragtidiisa gooni isku taaga jamhuuriyada somaliland iyo caqabadaha ku xeeran.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan