“Waxaad Arkaysaa Siyaasi Hebel Oo Odhanaya Xisbiga Halaygu Wareejiyo, Iyadoo Xisbiyadii Yihiin Xisbiyo Qaran” Siyaasi Cali Waran cade.
March 2, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Waran-cade oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii Somaliland soo maray ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada gaadheen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu
Sidoo kale siyaasi waran cade ayaa dhaliilay qaabka wadani iyo ucid isku bahaysteen iyadoo ka jawaabay hadalkii faysal cali waraabe
Dhanka kale warancade ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay siyaasiyiinta meelhaasi ka hadla oo iyadhaa xisbiga kulmiye halaygu soo wareejiyo isagoo sheegay in xisbiyadu yihiin kuwo qaran qofna aanu lahayn