Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Ka Dhacay Magaalada Beled Xaawo Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac.
March 3, 2020 - Written by Berbera Today
Beled Xaawo(Berberatoday.com)-Dagaal udhexeeyay ciidamada dawlada fadaraalka somaliya iyo kuwa maamul goboleedka juba land oo uu hogaaminayo wasiir cabdirashid janan ayaa maanta ka dhacay deegaanka beled xaawo Oo katirsan gobolka Gedo kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
