Caaqil Rashiid Jaabiir Oo Sharaxay Arimaha Lagaga Hadli Doono Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco. H
March 5, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil rashiid jaabiir oo kamid madaxdhaqameedka beelaha garxajis ayaa ka hadlay ujeedooyinka lagaga hadli doono shirka dhawaan lagu qabanayo magaalada burco ee beelaha habar jeclo iyo garxajis
Sidoo kale Caaqil jaambiir ayaa fariimo kala duwan udiray xukuumada iyo cidkasta uu khuseeyo shirkani