berberatoday.com
“Deked Ahaan Waxanu Samaynay Diyaar-garow Dheeraada Cudurka Coronavirus, Maadaama Oo Ay Dekeddu Tahay Mariinada Ugu Mihiimsan Somaliland” Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi
March 5, 2020 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo ay Weheliyaan Badhasaabka gobolka, duqa degmada Berbera iyo wasaarada Caafimaadka, waxay Maanta isaggu yimaadeen Kulan Balaadhan oo lagaga gaashaamanaya ka hortagaa Xanuunka Coronavirus.

 

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo ka hadlaya arrimahaas waxa uu yidhi, “Deked ahaan waxanu samaynay diyaar-garow dheeraada, Maadaama oo ay Dekeddu tahay mariinada ugu mihiimsan ee laga soo galo dalka Somaliland.

Wasaaraddu waxay diyaarisay Koox Caafimaad oo nala shaqaynaysaa xanuunka  baadhistiisa kuwasoo markaa maraakiibtu soo istaagto, ka hortagi doontaa intaa aanay cid kale soo gaadhin, waxanay baadhis ku samayn doonaan dadka Saaran Markabka ama doontaa.

Deked ahaana waxanu kooxda caafimaadka ula shaqaynyanaa si heegan ah, agabyada iyo gurmad kastoo ay nooga baahdaan waanu la garab joognaa. Waxa wax walbaa ka muhiimsan inaynu Ilahay barina oo ka ducayaano Xanuunkaa, inaanu inoo keenin, Alle innoma Keene”. Ayuu yidhi Maareeye Siciid.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews