Itoobiya Iyo Mareykanka Oo Isku Khilaafay Heshiiska Biyo Xidheenka Wabiga Nile.
March 5, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya ayaa kasoo horjeedsatay qorshe ay dwlada maraykanku doonayso in ay kuwada hadashiisho dalka masar iyo itoobiya taasi oo itoobiya sheegay in aanu macquul ahayn qorshaha Washington wado