Pakistan Oo Ciidammada Cirka Ka Caawinaysa Dowladda Soomaaliya Iyo Taliyeyaal Kulmay
March 5, 2020 - Written by Berbera Today
Islamabad(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya General Maxamed Sheekh, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Diyaaradaha ee dalka Pakistan Mujahid Anwar Khan, waxaanay ka wadahadleen arrimo la xidhiidha sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen dhinaca Ciidammada Cirka iyo kor u qaadista aqoonta.
Kulanka labadan Taliye oo Arbacadii maanta ka qabsoomay magaalada Slamabad ee caasimadda dalka Pakistan, sida