berberatoday.com
Askarta Giriiga Ee Xuduudka Turkiga Udheexeya Jooga Si Xun Oo Arxandaran Ula Dhaqamaya Tahriibayaasha Xuduudka Dalkooda uguba
March 6, 2020 - Written by Berbera Today

Athens(Berberatoday.com)-Wararka Ka Imanaya xuduudka udhexeeya dalka Turkiga iyo giriiga ayaa sheegaya in askata dalka Giriigu si arxandaran oo bina,aadamnimada kabaxasan ula dhaqmayaa dadka tahriibayaasha ah ee xuduuda dalkooda ugudba iyaga oo inta dharka ka bixiyaan shaabuug ku garacaya xili qabaw daranina dhacayo kadibna qofkii oo qaawan oo nigis yar sita kusoo tuuraya xuduudka dalka Turkiga ee marka hore kasoo gudbayaan tariibayaashu oo ubadan kuwo isugu jira Afrikan Somaliyi kujirto iyo kuwo kaloo ka soo jeeda wada carabaha ee dagaaladu aafeeyeen sida Ciraaq,Suuriya Iyo Yemen,

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Argagaxa leh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews