Daawo Muuqalka”Bandhigii Xalay Ee Wariye Maxamed Haldoor Oo Madasha Qiiro Galiyay Iyo Gudoomiye Cirro Oo Gaadhi Ugu Deeqay.
March 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye maxamed haldoor oo ah wiil naafo ay islamarkaana tug dheer usoo galay sidii uu warbaahinta uga mid noqon lahaa ayaa habeenkii xalay ahaa bandhig uu kaga waramayo waxyaabihii ka horyimid mudo toban sano ah ayaa soo bandhigay dhacdooyin murugo galiyay shacabkii kasoo qaybgalay munaasibadan.
