Daawo Muuqalka”Taliye Kuxigeenkii Jabhadii Col Caare Oo Sheegay In Xukuumadu Aanay Fulin Heshiiskii Ay Wada Galeen!
March 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliye kxigeenkii jabhadii col caare ee dhawaan xukuumada somaliland heshiishku dhexmaray yasiin xuseen xasan ayaa sheegay in aanay xukuumdu fulin hesiishkii ay wada galeen dhinacooda balse ay jabhadu fuliysay .
Sidoo kale masuulkan u hadlay jabhadii caare ayaa soo bandhigay sida ay badhasaabka iyo xubno kale ulunsadeen wixii loogu talo galay soo xaraynta jabhada