berberatoday.com
Bill Clinton Oo Ka Hadlay Xidhiidh Uu Gabadh La Sameeyey Iyo Faddeexadda Dunidu Isu-miciinsatay
March 7, 2020 - Written by Berbera Today

Washintong(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton ayaa sheegay in xidhiidhkii uu la yeeshay Monica Lewinsky uu ujeeddadiisu ahaa inuu isaga baabi’iyo werwer heystay.

Hadalkan ayuu ku daray barnaamij cusub oo xog ururin looga sameynayo musharraxnimadii xilka madaxweynaha doorashadii 2016-ka ee xaaskiisa Hillary Clinton, kaasoo isla iyada loogu magac daray.

Mr Clinton ayaa mooshin xil ka qaadis ah laga gudbiyay sannadkii 1998-kii, xilligii uu madaxweynaha ahaa, kaddib markii lagu eedeeyay inuu been u sheegay koox baadhitaan ku sameyneysay xidhiidhkii uu la lahaa Ms Lewinsky.

Markii dmabe waxaa dacwaddii ka dhanka ahayd madaxweynaha laalay Aqalka Senate-ka.

Ms Lewinsky ayaa ahayd haweeney 22 jir ah oo tababar shaqo u joogtay Aqalka Cad, xilliga ay madaxweynaha xidhiidhka wadaagayeen.

Mr Clinton ayaa kooxda barnaamijka xog ururinta ah sameyneysa ku yidhi: “Wixii aan sameeyay wuxuu ahaa wax xun, laakiin ma ahayn sida aan moodayay, aan ka fikirno waxa ugu doqonimo badan ee ay suurtagal ahayd inaan sameeyo”.

Xidhiidhkii madaxweyne Clinton iyo Ms Lewinsky ayaa warbaahinta qabsaday dabayaaqadii 1999-meeyadii.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews