Dawladda Sucuudiga Oo Dib Ugu Ogolaatay Dadka Xujeyda Ah Ee Imanaya Cimrada Oo Ay Hore Ujoojisay.
March 7, 2020 - Written by Berbera Today
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawlada sucuudiga ayaa shaacisay in ogolaatay dadka xujayda ah ee imanaya cimrada oo ay hore ujoojisay cudurka Corona Verus awgii balse ay wakhti xaadirkan sheegay in ay imanaya xajka balse baadhitaano lagu samayn doono qofkasta oo imanaya
https://youtu.be/mcJOxqShQ6Y
Berberatoday.com