berberatoday.com
Borama”Laba Gaadhi Oo Kuwa Dadweynaha Ah Oo Dab Qabsaday Ushufbeelay
March 8, 2020 - Written by Berbera Today

Borama(berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa sheegaya in laba ka mida gaadiidka dadweynaha ee Basaska yar yare e loo yaqaano Caasigu ay ku gubteen goob gaadiidka lagu hagaajiyo, kadib markii dab qabsadday.

Ciidamada dabdamiska ee magaalada  Borama ayaa ku guuleystay  daminta gaadiidkani dabku qabsadday.

Ilaa hada ma jiro war rasmiya oo laga helay sababta keentay dabka qabsadday gaadiidkani, waxaana soo gaadhay khasaare xoogle.

Wixii faahfaahina ee intaasi dheer waxaa aanu idinku soo gudbin doona wararkayaga danbe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews