Madaxweyne Muuse Biixi Oo Mar Kale Maareye Kuxigeenka Wakaalada Dekedaha Somaliland Umagacaabay cumar Abokor Jaamac
March 8, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Xilkii Ka Qaaday Maareye Kuxigeenkii Wakaalada Dekedaha Somaliland Cabdi Cabdillahi Xasan-mataan oo Xilkaas hayay mudo afar Sanadood ku siman iyada oo xilkaasna Madaxweynuhu Umagacaabay Cumar Abokor Jaamac oo hore usoo noqday Maareye Kuxigeenka Dekeda Berbera Xiligii Xukumadii Madaxweyne Siilanyo.
Halkan Hoose Ka Akhriso wareegtada Madaxweynuhu Xilka Kaga Qaaday Maareye kuxigeenka Hore ka Cusubna Ku Magacaabay
