“Puntland Waa Reer Yar Oo Doonaya Inay Dowlad Noqdaan…”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
March 8, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka golleyaasha wakiilllada iyo deegaanka iyo xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland oo ka taagan gobollada bariga Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan